Tababarka ku Saabsan ilaalinta Sinaanta jinsiga goobaha Warbahinta oo dhuusamreeb loogu soo xiray

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Somali Women Journalists Organization-SWJO oo kaa Shaneysa UNESCO ayaan maanta tababarka 3 maalmood soconayey waxa ay magaaladda Dhuusamareeb, Ugu soo xireen 22 Suxufiyiin ah. tababarka ayaa waxa xooga lagu sarayey kor u-qaadida jinsiga iyo ka hortagga xadgudubyadda ka dhaca goobaha shaqadda ee warbahinta.

Madaxa tababaradda Wasaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska galmudug Xasan Abdiraxman oo tababarka soo xiray ayaa ka qeebgalayasha kula dardarmay ilaalinta jinsiga goobaha Shaqada ee warbahinta.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here