Tababarka ku Saabsan ka qeebgalka haweenka siyaasadda oo lagu qabtay Baydhabo

0
49

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Marwo Shamso Mohamed Yarow ayaa Magaalada Baydhabo ka daha-furtay Tababar ku saabsan Tageeridda Ololaha u qareemidda ilaalinta Haweenka ee ka qeybgalka Siyaasadda iyo Habraaca sharci dejinta oo ay soo qaaban qaabisay Wasaradda Haweenk Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Tababarkan waxaa ka qeybgalay ururadda Haweenka, Odayaasha Dhaqanka, culimadda iyo bulsho kale waxaana tababarka uu Noqon Donaana mid looga wada faiideyn doona guud ahaan haweenka degmooyinka dowlada gobooleedka KGS.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here