Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababbarkan oo muddo 3 maalmood ah socday waxaa ka qayb-galayay Shaqaalaha wasaaradaha Deegaanka iyo Haweenka ee Galmudug, waxaana uu qayb ka yahay Mashruuca Deegaan Bile oo lagu horumariyo arrimaha Deegaanka.
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug oo tababbarka soo xiray ayaa waxa uu dardaaran la wadaay ka qayb-galayaasha.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali