Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda dib-u-heshiisiinta iyo nabadeynta Hirshabelle ayaa Jowhar ka furtay tababbar ku saabsan Nabad ku wada noolaanshaha bulshada ku nool deegaanada maamulka Hirshabelle.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali