Tababbar ku saabsan samaynta Filimada oo Muqdisho lagu soo xiray

0
94

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wakaalada filimada Soomaaliyeed ayaa soo qaban qaabisay tababbarkan oo socday muddo shan maalmood ah waxaana lagu baranayay sameynta iyo soo saarista Filimada.

Munaasabdda xiritaanka aqoon kororsigan waxaa ka soo qayb-galay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda warfaafinta XFS ugu horraynnta Ku simaha agaasimaha guud ahna agaasimaha maamulka iyo maaliyadda ayaa ayaa bogaadiyay ka qayb-galayaasha tababbarka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here