Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta downlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka daah-furay tababar looga hadlayay xalinta khilaafaadyadda.
Waxna ka so qeebgala xubna ka kala socda wasaradda arrimaha gurada Jubbalan uruurad haweenka ,dhalinyarada iyo odayaasha dhaqanka .
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda arimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta downlad goboleedka Jubbaland Cali Xasan oo tabarka dahfuray ayaa ka soo qeebgalayaasha kula dardarma in ay ka faiideestaan tabatarka.
Waxaa faah faahinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf