Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliska Booliiska Degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa ka warbixiyay mooto Bajaaj dhowr maalmood ka hor laga xaday mid kamid ah xaafadaha Dgmada oo howlgal ay booliisku sameeyeen akdib gacanta lagu soo dhigay.
Waxaa sidoo kale ay saraakiisha Booliisku sheegeen in ay ku raadjoogaan raggii xaday mootadan ayna sharciga horgayn doonaan.
Warkan waxaa faahfaahinaya:- Abdidahir Garad Ali