Taliska Booliiska Dhuusamareeb oo ku dhawaaqay amarro ka dhan ah gaadiidka muraayadaha madow.

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliska Booliiska magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay amarro culus kuwaas oo ka dhan ah isticmaalka gaadiidka leh muraayadaha madow (beensalka) iyo kuwa aan lahayn taariko sharci ah. Go’aankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo ammaanka iyo kala dambeynta caasimadda maamulka Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here