Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliska Booliska degmada Guriceel ee gobalka galgaduud Galad muxumud Qayliye ayaa gaaray deegaanka Labi-dheere una kuurgalay xaaladda amni ee deegaankas ka jirta
Qaar ka mid ah bulshada deeganka ayaa ka hadla xalada deeganka ka jirta .
Dhanka kale taliyaha booliiska degmada guriceel Galad Muxumud sheegey in kaalin muhiim ah ka qaadan doonan ilainta aminga deegaanka labi dheere.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:.Sadio Abdulkadir Yusuf