Taliska Booliska Dhuusamareeb oo digniin adag u diray shacabka Caasimada.

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliyaha Saldhigga Booliska magaalada Dhuusamareeb, Dhame Nuur Cilmi Maxamed, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta saldhigga booliska, isagoo faahfaahin ka bixiyay xaaladda amniga guud ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug.

Taliyaha ayaa shacabka ugu baaqay in ay si dhow ula shaqeeyaan ciidamada ammaanka si loo xoojiyo nabadda iyo xasilloonida magaalada.

Warkan waxaa soo jeedianaya: Liban Mohamed Abdi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here