Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed sareeyre gaas Mahad Abdirahman aadan ayaa hay,adda Tika kala wareegay qalab caafimaad oo loogu talagalay isbitaalka ciidanka Asluubta ee Mugdisho community Hosbital,
Qalabkan oo mid isbitaalka baahi weyn looga qabay waxa munaasabadda lagu wareejinayay goob joog ahaa madaxa hay’adda Tika, masuuliyiinta isbitaalka ito taliska Asluubta soomaliyeed.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali


