Taliska Ciidanka AUSSOM Oo Naafada Baydhabo gaarsiiyey Deeq Raashiin ah…

0
68

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ciidanka Itoobiya ee Qeybta ka ah Howlgalka AUSSOM gaar ahaan qeybta sedaxaad ayaa maanta waxaa ay Raashiin noocyadiisa kala duwan u qeybiyeen 60 qof oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Saraakiisha ayaa sheegey in Raashiinka maanta ay bixiyeen ee dadka masaakiinta ah ay siiyeen ay qaraankooda ka soo jareen Ciidanka Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here