WARARKA Taliska police ka soomaaliyeed oo sheegay in howlgallo ay kasameeyeen gobolka Banadir kusoo qabteen kooxo burcad hubaysan ah By admin - January 19, 2023 0 44 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliska police ka soomaaliyeed oo sheegay in howlgallo ay kasameeyeen gobolka Banadir kusoo qabteen kooxo burcad hubaysan ah oo dadka dhac ugaysanayay. Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad. http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2023/01/WARKA-BASHIR-POLICE-SOOMAALIYA.mp3