Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Mahad Abdirahman Aadan ayaa magaalada Gaalkacyo u tagay howlo lagu tageerayo amniga iyo calaadda gobolka Mudug,
Waxaana degmada gaalkacyo kusoo dhaweeyay maamulka degmada, Taliska asluubta gobolka mudug iyo xubnokale.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Xamdi Diriye