Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Taliska Policeka degmada Xeraale ayaa amarro kadhan ah soosaaray dadka xaalufiya Dhirta,Dhamme Axmed Cabdikariin taliyaha Saldhiga degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in sharciga horkeeni doonaan cidwalba oo dhirta jarta.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdifitaax Maxamed Axmed.