Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartamayaasha magaada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa xalay usoo gudbay wareegga afaraad ee Tartan aqooneedka Warbaahinta Qaranka, Maamulka iyo dhalinyarada Dhuusamareeb ayaana gaba-gabada tartanka warbaahinta la hadlay.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali