Tartan aqooneed ku saabsan waxbarshada oo lagu qabtay Degmada Caabudwaaq

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad ku saabsaneed tartan aqooneedka waxbarshada Maadi iyo Diini ah ayaa lagu qabtay Madarasada Iftiin ee xaafadda 1-Da Luuliyo ee galbeedka Caabudwaaq.
Waxaana ka qeybgalay maamulka madarasada, macalimiinta, arday waalidiinta iyo qeybaha bulshada.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here