Tartan kubada Cagta oo laga daahfuray degmada Xeraale

0
46

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Garoonka kubada Cagta ee degmada xeraale Stadium Ali Dheere ayaa waxaa ka furmay Koobka Kooxaha heerka 1aaad ee degmada Xeraale.
Tartankaan waxaa soo qaban qaabiyay xiriirka kubada cagta ee Xeraale iyo dhalinyarada degmadaas.
Waxaa ciyaarta furitaanka wada ciyaaray kooxaha kala ah Fc Casqalaani & Fc-Dhagabadan waxaana guusha raacday kooxda Fc-Casqalaani oo guul tartanka ku furatay.

waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here