Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, taasoo lagu xidhayey tartan ciyaareed muddooyinkii u dambeeyay ka socday degmada.
Tartankan oo qayb muhiim ah ka ahaa horumarinta isdhexgalka bulshada iyo dhiirrigelinta dhalinyarada deegaanka, ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Galmudug, ciyaartoy, macallimiin, iyo dadweyne tiro badan.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.