Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo xiray deegaanka Xananbuure……Abdidahir Garad Ali

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartanka kubadda cagta ee xaafadaha magaalada Xananbuuro oo ka tirsan gobolka Galguduud kaasoo maalmihii lasoo dhaafay socday ayaa lasoo gebageyee.

Xiritaanka tartanka waxaa ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug oo isugu jira wasiirro, xildhibaanno iyo agaasimayaal ka socday maamulka dowladda hoose ee Dhuusamareeb.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdidahir Garad Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here