Tartan loo qabtay dhalinyaro aragga la’ oo lagu soo xiray Degmada Howlwadaag

0
47

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan Isboorti oo ahaa ciyaarta Gool Ball oo ay ciyaaraan dhalinyarada aragga la’ ayaa waxaa lagu qabtay degmada howladaag ee gobolka Banaadir waxaana qaban qaabada kulankan soo qaban qaabiyay wasaaradda dastuurka iyo cadaaladda DFS oo dhalinyaradan ku dhiirii gelinaysay. Laba Kooxood oo kulankan ku tartamay ayaa koox ku ciyaaraysay magaca degmada Howlwadaag oo soo baxday waxaa la guddoonsiiyay koob.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here