Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Maxamed Ahmed Amiir ayaa waxaa uu daah-furay tartanka kubadda kolayga ee degmooyinka gobolka Banaadir.
Daah-furka koobkan waxaa ka qaybgalay, wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, madaxda gobolka Banaadir iyo qaybaha bulshada degmooyinka gobolka Banaadir.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali