Tartanka lubadda cagta midowga ardayda oo lagu soo xiray degmada Guriceel

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartanka tartanka kubadda cagta ee midowga ardayda Guriceel oo GSU loosoo gaabiyo oo muddo laba bilood ah ka ssocday degmadaa ayaa lagu soo gebagebeeyay. Maamulka degmada Guriceel ayaa soo xiray tartankan oo ay qaban-qaabiyeen midowga radayda Guriceel.

Warkan waxaa soo ejedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here