Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Cadaado, Faarax Diiriye Warsame, ayaa ka qaybgalay xafladda furitaanka tartanka Qur’aanka Kariimka ah, oo sanadkiisii 3-aad ay Cadaado ku qabanayso Jamciyadda Khayriga ah ee Al-Furqaan. Tartanka ayaa waxaa ka qeybgalaya ilaa 100 arday oo ka kala yimid deegaanada Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali