Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-xaflada furitaanka tartanka qur,aanka kariimka ayaa lagu qabtay magalada galakcyo xarunta gobalka mudug waxaana sooqabanqaabisay Daladda Macalimiinta dugsiyada Gobalka Mudug
Munaasabada ayaa waxaa kasooqayb galay Xildhibaano katirsan maamulka Galmudug maamulka gobolka mudug iyo kan degmada gaalkacyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa soo jedinaya: Liiban Mohamed Abdi