Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartanka kubadda cagta Ramadaan CUP oo bishii barakaysnayd ee Ramadaan ka socday degmada Guriceel ayaa lasoo gaba-gabeeyay. Dhammaan waaxaha xaafadaha ay ka koobantahay degmada Guriceel ayaa ku beretamayay koobkaan oo maamulka ciyaaraha degmadu uu qabtay kooxaha xaafadaha metelayay.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali