Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartanka Ramadan Cup oo ay ka qeyb galayaan 8 kooxood ee heerka koobaad ee ka dhisan degmada Caabudwaaq ayaa si rasmi ah looga dahfuray garoonka Another Level ee degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka galgaduud.
Munaasabadda dahfurka ayaa waxa ka soo qeebgalay maamulka degmada Caabudwaaq, bahda Ciyaraha degmada iyo qaar ka mid qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaya.Sadio Abdulkadir Yusuf