Tirada dadka ku wax-yelooba dawooyinka aan dhaqaatiirtu u qorin oo kusoo badanaya Magalaada Dhuusamareeb.

0
116

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):- Sida uu Idaacadda Daardheer u sheegay Dr Abdulkadir Mohamed Ducaysane oo kamid ah dhaqaatiirta xarumaha caafimaad ku leh magaaada Dhuusamareeb waxaa kordhay tirada dadka ku sunoobay dawooyin aan dhaqaatiir u qorin oo ay qaaten.

Waxaa warbixintan arrintaas nooga diyaariyay:- Axmad Maxamed Jaamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here