Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda ifrah foundation oo taageero ka heleysa hay’ada UNFPA ayaa Magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug Tababar soconaya Hal maalin ugu qabatay Umuliso Dhaqameedyada iyo Gabdhaha Xirfadlayaasha Caafimaadka ah.
Tababarkaan ayaa ku saabsanaa Saameynta ka dhalan kartah Gudniinka Gabdhaha ,Fahamka Sharciga FGM iyo hirgalinta sharciga dhawaan ay ansixiyeen Barlamaanka Galmudug ee joojinta naafeynta xubinka taranka Gabdhaha.
Liban Mohamed Abdi ayaa warkan soo jeedinaya.