Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ururka bidhaan oo ah urur dhalin yaro aqon yahano ah ay ku mideysan yihiin ayaa Degaanka Laas xaadow oo ka mid ah deganada Hoosyimada Dhuusamareeb waxa ay sanadkii labaad kasameyeen ololaha waxbarida iyo wacyi galinta Reer miyiga iyagoo sanadkii 2021 ay sidan oo kale dagan uga fureen wax barasho balse abarihii dalka ku dhaftay ayaa sameyay sanadkaa 2023 ayey ururka bidhan dib u aas aseen schoolkii.
Warkan waxaa soo jeedineysa:-Abdifitah Mohamed Ahmed.