Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Isu imaatinkan oo looga tashanayay qaabkii bahda caafimaadku doorkooda uga qaadan lahaayeen Gurmadka Loo fidinayo dadka ay saameeyeen daadadka iyo fatahaadaha ku dhuftay qaar kamid ah gobollada Dalka.
Kulankan oo ay ka qayb-galen xildhibaanno, Hay’adda SoDMA iyo masuuliyiinta ururka dhaqaatiirta ayaa dadkii hadallada ka jeediay waxay shegeen inay tahay in aan loo kala harin gurmadka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali