Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Maxamed Maxamud Kullane guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada aqoon-yahanka ah ee Gargaar oo ka shaqeeya wacyi-gelinta bulshada iyo hormarinta waxabarashada deegaannada Mihiga ah ee Dhuusamareeb hoos yimaad oo waraysi siiyay Raadiyaha Daar-dheer ayaa sheegay in waxbarashadu kaalin xoggan ka qaadatay sare u qaadista wacyiga bulshada gaara haan ka shaqaynta horumarka iyo nabadda.Waxaa isbedelay baahida bulshada ee ku aaddan waxbarashada isagoo doonaya in lagala shaqeeyo sidii ay waxbaashadooda usii wadan lahaayeen.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdidaahir Garaad Cali