Ururka Gargaar oo agab waxbarasho gaarsiiyay iskuulka gaheeyr ee Mareergur

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ururka Gargaar oo ururada kashaqeeya horumarinta waxbarashada ayaa waxa ow agab gaarsiiyay iskuulka gaheeyr ee deegaanka mareergur gobolka galgaduud agabkaan ayaa waxaa ka qayb qaatay wasiir kuxigeenka wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here