Ururka Haweenka Dhuusamareeb oo Tababar Xirfadaha Gacanta u Soo Xiray 200 Haween.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ururka Haweenka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa ku dhowaad 200 haween ah oo bartay xirfadaha gacanta, tababar muddo lix bilood ah u socday, soo xiray.

Dabaho Aadan Maxamuud, Guddoomiyaha Ururka Haweenka ee Magaalada Dhuusamareeb, ayaa ka warbixisay heerka ay soo mareen haweenka dhammeystay xirfadaha gacanta.

Warkaan waxaa soo jeedineysa:.Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here