Ururka isxilqaan oo bulshada ugu baaqay inay ka qayb qaataan ololo nadaafadeed oo laga sameynayo Baladweyne

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha ururka Dhallinyarada is xilqaan iyo afayeenka ururkan oo u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ku garab istaagaan olole nadaafadeed oo laga bilaabay xaafadaha magaalada kaasi oo aay sameeynayaan ururka Dhallinyarada is xilqaan iyo dowladda hoose ee Baladweyne.

Ololahaan ayaa qeybtiisa labaad la sameeyn doonaa jimcaha nagu soo aadan iyadoo qorshuhu yahay ineey door ka qaataan bulshada

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here