WARARKA Ururka Naafada Soomaaliyeed oo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqda Insaanka codsi u diray. By admin - July 30, 2024 0 74 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururka Naafada Soomaaliyeed ayaa Wasiirka cusub ee Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqda Insaanka Sarreeye-guud Bashiir Goobe ka codsaday inuu il gaar ah ku eego. Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdulahi Abdulkhadir Nor http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2024/07/Warka-Naafada-By-Wadani.mp3