Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ururka Samadoon oo ah Team isku xilqaamay ka shaqaynta Nabadda ayaa Wacyigalin kasoo sameeyay Deegaanka Turbi ee Galbeedka Degmada Balanballe
Waxgaradka Deegaanka iyo maamulka Deegaanka turbi oo soodhaweeyay Team Samadoon ayaa uga mahadceliyay shaqada quruxda badan ee ay ka wadaan deegaanada iyagoo sheegay inay ka qayb ka shaqayn doonaan nabada iyo xasiloonida deegaanada.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor