Uruurka Gargaar oo magalada dhusmareeb in kabadan 70 qoysas danyar ah ugu Qaybiya Deeqa Afurin ah

0
103

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Uruurka Gargaar oo ah urur ay kumidobeen  aqoonyahano ah kanadhisan magalada Dhusmareeb ee casimada Galmudug kana shaqeeya  arrimaha waxbarashada, Caafimaadka iyo wacyagalinta ayaa inkabadan 70 qoysas danyar ah ugu qaybiya Deeqa Afurin ah Dhuusamareeb  Deeqdan ayaa isku jurta Bur, Baris, Sonkor, Caano iyo Timir
Ugu horey wax ka warbixiya deeqda ay qaybiyeen gadoomiyeha ururka Gargar Ahmed Cabdulahi Galadiid

Warbixintaan waxaa soo jeedinaysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here