Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deegaanka Raqeyle oo ka tirsan gobolka shabeellaha dhexe ayaa waxaa ku fatahay webiga shabeelle kaasoo baabiyay dalagyadii beeraha oo marayay xiligii goosashada.
Gudoomiyaha deegaanka Raqeyle Cumar Guudle iyo qaar kamid ah waxgaradka deegaanka ayaa ka waramaya saameynta ay kala kulmeen fatahaada.wabiga shabeele oo kufatahay.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi