Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-deegaanka Xawaadleey ee gobolka shabeelaha dhaxe ayaa waxaa fatahaad ka geeystay wabiga Shabelle ee dhaxa mara deegaanka.
Dadkaan oo u badan xoolo dhaqato iyo beeraley ayaa horay waxaa u sameeyay abaarahii soo maray dalka.
Liban Mohamed Abdi Ayaa faah faahinaya.