Wacyigalin ku saabsan xalinta khilafaadka Qoysaska oo laga sameeyay Xaafadda Farjano

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caddaaladda iyo arimaha Dastuurka Dowladda goboledka Jubbaland oo kaashanaysa Ururka Xalinta Khilaafaadka Wareega ee Degmada Kismaayo ayaa wacyigelin ku saabsan xalinta khilaafaadka qoysaska iyo guryaha ka sameysay xaafadda Farjano, gaar ahaan waaxda Dalxiiska.

Abdidahir Garad Ali ayaa warbixintaan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here