Wadada isku xirta Dhuusamareeb iyo garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur oo la dhagax dhigay

0
64

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir kuxigeenka howlaha guud ee Galmudug ayaa dhagax dhigey dhismaha wado Jaay ah oo isku xiri doonta Magaalada Dhuusamareeb iyo garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur taasi oo dhan 2.5km.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdullahi Abdulkadir Nur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here