Wadatashi lagu deyrinayo dib-u-eegista qorshaha Waxbarashada qaranka oo Muqdisho Ka Furmay.

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka furtay kulan wadatashi ah oo ku saabsan wax ka beddelka iyo dib-u-eegista Qorshaha Waxbarashada Qaranka.

Kulanka ayaa ujeeddadiisu tahay in dib loo qiimeeyo qorshaha waxbarashada dalka, loona waafajiyo xaaladda dhabta ah ee ka jirta gudaha dalka, si loo helo nidaam waxbarasho tayo leh oo daboolaya baahiyaha bulshada Soomaaliyeed.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sacdiya Abdulkaadir yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here