Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaa Sanadahi danbe kordhayey tirada gadiidka mooto Bajaajta oo kashaqeysa 5 xaafad ee magaladu ka kooban tahay, korarka Bajaajta ayaa sababay in magalada laga furo goobo lagu cilad bixiyo marka ay cilad ku timaado.
Ibraahim Kamaal Xuseen waa macalin makaanig garahaan bajaajta waxan weydinay cilada ugu badan ee bajaajta garahan kuwa kashaqeeya gudaha Dhuusamareeb.
Waxaa jira cilad ay mootada kusababaan wadayaasha hadii ay kawaan toobaana sababeysa in motadodoodu u nabad gasho sida uu markale sharaxayo Ibraahim Kamaal xuseen.
Inta badan gadiidka bajaajta Dhuusanareeb waxaa kushaqeysta dhalinyaro kamareeya noloshooda iyo tan qoyskooda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Abdulahi Abdulkadir Nor