Waddooyinka Galkacyo ee ku burburay roobka Dayrta oo dib u dayactir lagu samaynayo.

0
79

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyada oo magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ay saameyn kala duwan ku yeesheeen daadadkii roobka dhawaan ka da’ay ayaa Maamulka magaalada Galkacyo Galmudug waxay dayactir ku bilaabay wadooyinkii ku burburay Roobka iyo Daadadka Magaalada Gaalkacyo.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here