Wado Muhiim ah oo laga dhagax dhigay Gaalkacyo.

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Maxamed Faarax Maxamud ayaa dhagax dhigay wado muhiim u ah magaalada Gaalkacyo.

Munasabada dhagaxdhiga waxaa goobjoog ahaa Wasiiro,Xildhibaano, taliye kuxigeenka Boiliska, Maamulka gobolka, Maamulka Degmada iyo guddiga Horumarinta degmada galkacyo .

Warkan waxaa faah faahinaysa: .Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here