Wado muhiim u ah bulshada magalada Kismaayo oo xariga laga jaray

0
101

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland iyo gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa si wadajir ah xariga uga jaray waddo 800 Mitir ah taasi oo laga hirgelisay Suuq yaraha magaalada Kismaayo.

Wadan ayaa isku xerta qeybaha shidaalka iyo dharka Suuq yaraha magaaladaasi waxaana ay qeyb ka qaada doonta bilicda Kismaayo

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here