Wafdi ka socda dowladda iyo odayaal dhaqameed booqasho ku tagay Baladweyne.

0
20
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Wasiirka Batroolka iyo Macdanta, Daahir Shire Maxamuud, iyo xubno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa gaaray Baladweyne, halkaas oo ay kula kulmeen Ugaas Yuusuf Ugaas Xassan iyo waxgaradka gobolka Hiiraan si ay uga wada hadlaan xalinta xiisadii ka dhalatay dilkii askar ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka ee ka dhacay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
waxaana inoo soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here