Wafdi ka socda hey’adda UNICEF oo kormeeraya mashaariicda ay ka wadaan deegaanada Galmudug

0
116

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdigan ka socda hey’adda UNICEF ayaa kormeer ay ku tagay deegaano dhowr ah oo kuyaal gudaha Dhuusamareeb oo ay mashaariic ka wadaan.Waxan hoggaaaaminaya madaxda hay’adaha UNICEF Charles iyagoona shir kula yeesheen maagalada Dhuusamareeb madaxda wasaraddaha waxbarashada, Caafimaadka, gargaarka iyo qorsheyta.sidoo kole Waftiga ayaa kormeeya xarunta isbitaalka dayax ee hooyada iyo dhalanka iyo Kaamka Arlaadi oo ka mid kaamka magaalada Dhuusamareeb.
Wasiirka wasarada gargaarka iyo mareereyta musiibooyinka galmudug Cabdiraxman Makawi ayaa ka hadlay qodobadda galmudug iyo Hayadada UNCIF isla afgarteen.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Sadio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here