Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Wafdi kasocodo Hay,ada cafimadka addunka ee WHO oo Dhusamreb u yimid indha indhenta mashariicda cafimaad ee dowlad goboledkla Galmudug kasocda ayaa waxa ay kulan layeesheen wasiirka wasaarada caafimaadka Galmudug Dr Abdiwali Abdullaahi Jaama oo ay wehliyaan howlwadeenada wasaarada sida agaasimaha wsaarada Dr Abdiwali Mohamed Ahmed iyo shqaalaha kale ee wasaarada.
Shirka labada dhinac dhexmaray oo ayaa looga hadlay dardargalinta mashaariicda caafimaad ee Galmudug iyo sidii wax kabadal loogu samay lahaa maadaama ay wasaarada kagacansiyaan hay,ada caafimaadka adduunka iyo hay,ada cunta adduunka WFP.
Agasimaha guud ee wasarada cafimadka dowlad goboledka galmudug Dr abduwali Mohamed ahmed aya Radio daar-dher uga warbixiyay kulanka waxa looga hadlay iyo ujeedada wafdigaan soo gaaray Dhuusamareeb.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Ruun Maxamuud Cismaan